Dowlad Carbeed oo Badda ku riday 10 Kaare !! (Daawo Sawirada)

Waa suurto gal in ay wax lala yaabo kugu noqoto in dadka ka shaqeeya daryeelka deegaanku ay go’aansadaan in 10 kaare lagu rido badda si wax looga qabto xashiishka tuulan magaalada ay ku nool yihiihiin. Waa se dhab oo arrintani waxay ka dhacday Lubnaan oo koox u ololeeya daryeelka degaanka oo ku nool magaalada Saydaa … Continue reading Dowlad Carbeed oo Badda ku riday 10 Kaare !! (Daawo Sawirada)